Hargeysa(GNN)-Waxa maanta magaalada Hargeysa ka furmay shir ay ka qayb galeen xubno kamida wasiirada xukuumadda madaxwayne Siilaanyo, waxa shirkaasi lagu soo bandhigay mashruuc loogu magac daray Biriijis oo xooga saari doona dhanka farsamada gacanta isla markaana ay Somaliland ka caawin doonto hirgalinta mashruucan Midowga Yurub.