DAAWO:Shirkada Telesom oo Ka Warwareegaysa Fulinta Go’aamadii Lagu Xakamaynayay Sixir Bararka

“Waxaan halkan macmiishayadda uga sheegayaa oo aan uga gudbinayaa in adeeggii (ZAAD) wax isbadali aanu jirin. Waxaa kale oo aan u sheegayaa Insha Allaahu, farsamo ahaan arintaa aanu ka shaqayn doono, iyadoo guddidaasi farsamo ahaan ay xukuumaddu soo magacaabayso aanu wadda shaqayn dhow la yeelan doono………” gaadhay, iyo Gudoomiyaha shirkadda TELESOM Cabdikariim Maxamed Iid