Hargeysa(GNN)-Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed maxamuud “Siilaanyo” ayaa kulan uu maanta iskugu yeedhay guddiga komishanka qaranka iyo murashaxiinta saddexda xisbi qaran waxa uu kaga hadlay mudada cusub ee dib loo dhigay qabsoomida doorashada madaxtooyada Somaliland.