Wakhtiga la qabanayo doorashada Madaxweye ee Dalka Somaliya oo la shaaciyey iyo murashaxiinta ugu cadcad.

Guddiga Qaban-qaabada Doorashada Madaxweyne  ee somaliya ayaa ku dhawaaqay maanta xilliga la qabanayo Doorashada Madaxweyne dalka  Somaliya ,

Doorashada Madaxweyne ee Somaliya ayaa la qabanayaa 8-da February sida ay Maanta sheegeen Guddiga Qaban qaabada Doorashadaasi.

Guddoomyaha Guddiga Doorashada madaxweyne ee Somaliya ayaa loo doortay Xildhibaan C/raxmaan Ducaale Beyle oo ahaa wasiirkii hore ee arrimaha dibeda ee Somaliya.

Waxa la filayaa inay gabagabada loolan adagi dhexmari doono murashaxiinta Xassan sh maxamuud iyo Sh Shariif sh Axmed iyadoo loobadinayo inu xassan sh ku guulaysandoono mar labaad.

 

Log1