DAAWO Wariye Xassan Maxamed Yuusuf Oo Ka War Bixiyey Xaaladiisa Caafimaad 

Wariye Xassan waxaa uu aad uga mahad celiyey masuulyiintan maanta ku soo booqdey cisbitalka waxaana uu sheegay in xaaladiisa caafimaad aad u soo wanaagsanaaneyso .