Daawo-Dhacdo Layaab Leh Kooxo Isku Xidhan Oo Dadka Waaweyn iyo Caruurta Sixra Sidaana Ku Qafaasha.

Hargeisa(GNN):- Somaliland Waxaa Mararbandan Kusoo Noqnoqday Arimaha Sixirka Taas Oo Caruurta iyo Dadka Qaangaadhka ah wiilsha Iyo hablaha Lagu Sixro Sidaana Lagu kaxayso Iyadoo Guryo Ku Yaala Gudaha Magaalada hargeisa Lagu mariyo Shaybaadho kala Duwan Sidaana Kadib Lagu kaxayso,

Dhacdadan Ayaa Dhacday Maalintii Shalay Iyadoo Ku Dhacday Gabadhan oo Da’deedu tahay 20 Maalintii shalay lagu sixray magaalada hargeisa, iyadoo gabadhii sixirtay iyo kooxdii wadadtayna lagu soo qabqabtay kaantaroolka laga galo magaalada wajaale oo ku taala xuduuda u dhaxaysa Ethiopia iyo Somaliland

Waakan Sawir Laqa Qaaday Kadib Markii Lasoo Qabtay Islaantan Waayeelka Ah ee Gabadha Sixirtay.16864834_1288360917909737_6870019663680827595_n 16939396_1288360887909740_5141001573452074237_n

 

Halkan Ka Daawo  Gabadhan La Sixray oo ka Waramaysa Sida Ay Wax ugu Dheceen iyo Ehelkeeda oo ka Sheekeeyey.