Fanaanada Yurub Geenyo Oo Bishii u Danbeysay Ku Sugnayd Magaalada Muqdisho Ayaa Hees Cusub Oo Soo Baxday Laguna Amaanayo Magaalo madaxda Somalia ee Muqdisho lasooo Qaaday Fanaaniin kale Oo Somali ah.
Daawo-Fanaanada Yurub Geenyo Iyo Fanaaniin Kale Oo Hees U Qaaday Magaalada Muqdisho.
