Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee gobalka
Saaxil laga soo doorto isla markaana ku abtirsada xisbiga Waddani waxaa uu si cad u sheegay in xildhibaanadii u codeeyey heshiiska Saldhiga Military ee Berbera laga siinaayo dawlad imaaradka ay lacag iyo laaluush ku codeeyeen
Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu cod dheer ku sheegay in xukuumadan hada talada haysa ay dhaanto oo ay ka wanaagsaneed dawladii madaxweyne Siyaad Barre ,marka la eego sida ay wax u wado
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan