DAAWO Warbaahinta Faransiiska Oo Sheegtey In Xildhibaano Neceb Itoobiya; Xidhiidh Dhawna Laleh Eretariya Ay Doorteen Farmaajo.

Idaacada Afka Faransiiska Ku Hadasha Ee France24 Qeybta Faransiiska ayaa Siideysey Barnaamij ay kaga hadleen Doorashii Somaliya Oo Ay Sheegeen in Baarlamaanka ay ku badan yihiin rag neceb itoobiya oo xidhiidh dhaw laleh Eretariya horena uga Soo Mid noqdey Maxkamadihii iyo Ururkii Al Itixaad.

Log11