DAAWO Wasiirka Arimaha Dibada JSL oo Ka Hadalay Wada Hadaladii u Dhexeeyay Somaliland iyo Somaliya

Halkan Ka Daawo Wasiirka Arimaha Dibada JSL oo Ka Hadalay Wada Hadaladii u Dhexeeyay Somaliland iyo Somaliya iyo Deeq Bixiyaasha SL Ka Taageera Doorashooyinka oo La Sheegay inay Ka Walaacsanyihiin Jadwalka Doorashooyinka.