Deg-Deg-Madaxweynaha Cusub Ee Ku Guuleystay Doorashada Dawlada Somalia

Muqdisho(GNN):-Waxaa Hadda Soo Gabagabowaday Doorshadii Madaxweynenimada Somalila, Kaas Oo Wakhti Dheer uu Ku Guuleystay Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, waxaana Halkaasi Hadda Ku Dhaarinaya Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somalia Oo Ahaa Masuulka Isagu Majaharaha u Hayey Habsami u Socodka Doorashadan Caawa Soo gabagabowday, Tartanka Doorashada Oo Soomaray Saddex Jaranjaro Ayaa Codayntii ugu Danbeysay Waxaa Isku Soo Hadhay Madaxweyne Xassan Sheekh maxamuud , Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Maxamed C/laahi Farmaajo, Waxaan Cod Aqlabiyad Ah Kusoo baxay Madaxweynaha Cusub Ee Hadda La Dhaariyey Maxamed C/laahi Farmaajo, Xassan Sheekh maxamuud Ayaa Isagu Markiiba u Tanaasulay madaxweynahan Cusub ee Kagaga Horumaray Codadka Doorashada

farmaaajo

 

La Soco Wararka Doorashadan.