DEG DEG Xisbiga WADDANI Oo Isku Shaandhayn Iyo Magacaabis Sameeyey Iyo Magacyada Masuuliyiinta Xilalka Loo Magacaabay

Xisbiga mucaaraddka ah ee WADDANI ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen waxay isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyeen masuuliyiinta ka tirsan xisbiga WADDANI.

Waxaana warsaxaafadeedkan iyo magacyada masuuliyiinta la magacaabay ay u dhignaayeen sid tan

 

 

REF/XIS/WAD/XDH/2415/2016                                                               Taariikh: 20ka February, 2017

KU: Dhammaan Masuuliyiinta hoos ku xusan                                                                                         Hargeysa

OG: Dhammaan Gobollada Dalka ee Xisbiga WADDANI                                                                     Rugtooda

OG: Dhammaan Laamaha Dibedda ee Xisbiga WADDANI                                                                   Rugtooda

OG: Guddida Fulinta ee Xisbiga WADDANI                                                                                         Hargeysa

OG: Hoggaanka Xisbiga WADDANI                                                                                                     Hargeysa

OG: Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI                                                                                       Hargeysa

OG: Hoggaamiyaha  Xisbiga WADDANI                                                                                               Hargeysa

OG: Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee WADDANI                                                                      Hargeysa

 

Ujeeddo: Isku-shaandhayn iyo Magacaabis.

Markaan daresay:                              Qodobka 30aad faqraddiisa 6aad ee Xeerka Xisbiga WADDANI

Markaan arkay:                                Baahida loo qabo in Xisbiga lagu sameeyo Isku-shaandhayn

Markaan la tashaday:                        Xubnaha Hoggaanka Xisbiga WADDANI

Markaan ku qancay:                          Kartida iyo Aqoonta ay leeyihiin Xubnaha hoos ku xusani.

 

Wada-tashi Ballaadhan oo ay yeesheen Hoggaanka, Guddiga Fulinta, Xoghayeyaasha, Masuuliyiinta Gobollada iyo taagerayaasha Xisbiga waxa la isku raacay in la dardar-geliyo hawlaha Xisbiga; maadaama ay dalka ku soo fool leedahay doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland sannadkan 2017, waxaana masuuliyiintan kala duwan ee xisbig lagu sameeyey isku-shaandhayn iyo magacaabis.

No Magac Xilal
Md. Cabdirisaaq Khaliif Axmed Xoghayaha Maaliyadda
Md. Cali Cabdi Saa’iq Xoghayaha Ganacsiga
Md. Xasan Maxamuud Maxamed (Dhiilood) Xoghayaha Arrimaha Gudaha
Md. Axmed Cige Maxamed Xoghayaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Md. Axmed Cumar X. Cabdillaahi (Xamarji) Xoghayaha Xidhiidhka Gobollada
Dr. Idiris Aadan Cali Xoghayaha Waxbarashada
Md. Ibraahin Ducaale Boos Xoghayaha Amniga
Md. Aadan Axmed Warsame Xoghayaha Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda
Md. Maxamed Haaruun Biixi Xoghayaha Xuquuqal-Insaanka
Md. Cismaan Aw-aadan Faarax Xoghayaha Macdanta Iyo Tamarta
Sh. Saleebaan Sh. Cabdillaahi Muuse Xoghayaha Khayraadka Biyaha
Md. Cabdirashiid Maxamed Adam (Jeeni) Xoghayaha Cilmi-baadhista iyo Horumarinta
Md. Axmed Cabdillaahi Xuseen (Al-imaam) Xoghayaha Arrimaha Diinta iyo Awqaafta
Md. Axmed Cali Nuur (Sanweyne) Xoghayaha Warshadaha
Md. Jaamac Maxamed Cabdi (Hillaac) Xoghayaha Boosaha iyo Isgaadhsiinta
Eng. Muuse Yuusuf Raabbi Xoghayaha Qorshaynta
Md. Yoonis Axmed Yoonis Xoghayaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha
Md. Maxamed Xuseen Siciid Xoghayaha Deegaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga
Md. Cali Cabdillaahi Dagaal Xoghayaha Dib-u-dejinta
Md. Cabdiraxmaan Maxamed Magan Xoghayaha Siyaasadda
Md. Nuuradiin Ibraahin Aw Cabdi (Diini) Xoghayaha Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka
Md. Daa’uud Xuseen Jaamac (Foodcadde) Xoghayaha Beeraha
Md. Axmed Cabdillaahi Maxamed (Dhegayare) Xoghayaha Tacliinta Sare
Marwo. Aamina Cabdillaahi Kaahin (Kidh-mastar) La-taliyaha Guddoomiyaha ee Arrimaha Haweenka
Md. Maxamed Yuusuf Cabdi (Mataan) Xoghayaha Guddiga Hanti-dhawrka
Md. Axmed Nuur Qodax Ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Is-kaashiga Caalamiga ah.
Md. Axmed Maxamed Cali (Axmed Dheere) Ku-xigeenka Xoghayaha kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda
Md. Maxamed Faarax Cabdi Ku-xigeenka Xoghayaha Hawlaha Guud iyo Guriyeynta
Md. Cabdillaahi Digaale Cali Ku-xigeenka Xoghayaha Xannaanada Xoolaha
Md. Cabdirashid Saleebaan Muxumed Ku-xigeenka Xoghayaha Ganacsiga.
Marwo. Hinda Xasan Idiris Ku-xigeenka Xoghayaha Shaqada iyo Arr. Bulshada
Md. Mahad Xaaji Faarax Axmed Ku-xigeenka Xoghayaha Qorhaynta

 

Waxan ilaahay uga baryeynaa in uu masuuliyiintan u dhib-yareeyo hawlaha shaqo ee Xisbigu u xil-saaray, waxanan kalsooni ku qabnaa in ay hormood ka noqdaan guul Xisbigu ka soo hooyo doorashada Madaxtooyada iyo sidii isbeddel caddaalad iyo horumar ku dhisan looga hir-galin lahaa dalkan Somaliland.

2 unnamed

 

 

ALLAA MAHAD LEH

________________________________