Hargeysa(GNN)-Badhasaabka gobolka Togdheer mudane Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” oo ka qayb galay xuska sanad guuradii 24-Aad ee kasoo wareegtay asaaska ciidanka qaranka Somaliland ayaa ka hadlay kaalinta ay ciidanka Milaterigu ugu jiraan jiritaanka iyo qaranimada Somaliland.