DAAWO Madaxweynaha Somaliya oo UMagacaabay Ra’iisal-wasaare Nin Hore Qaramada Midoobey U Eedeysey

Warkan ayaa si koobam loogu shaaciyay barta madaxtooyada ee Twitterka, waxaana sidoo kale daabacay Idaacadda dawladda Soomaaliya ee Radio Muqdisho.

Xasan Cali Kheyre ayaa ahaan jiray madixii hay’adda gargaarka ka shaqeyso ee NRC. Wuxuu u qaabilsanaan jiray Soomaliya iyo Yaman.

Wuxuu sidoo kale yahay agaasimaha shirkadda shidaalka ee Soomaaliya ee loo yaqaano Somali Oil and Gas.

Ururka qaramada midoobey u qaabilsan ilaalinta cunaqabateynta hubka ayaa hore ugu eedeeyey me l’heure inuu xidhiidh dhaw la leeyahey argagixisada somaliya.

WarKanfaah faahfaahsan goor dhaw naga filo