Shacabka Dalka Jabuuti Oo Maanta U Dareeray Doorasho Iyo Nooca Ay Tahay Doorashadaasi + Muuqaal

Shacabka dalka Jabuuti ayaa waxaa ay maanta oo Jumce ay dareereen doorashadii

dawlaha hoos ee dalkaasi .

Image may contain: 2 people, people standing and indoor

Waxaana doorashadani ka qeyb qaadanaya  xisbiga aqlabiyada iyo midniamda dalkaasi ee magaciisa loo yaqanaano EMP .

 

Madaxweynaha dalkaasi iyo marwadiisa ayaa waxaa ay maanta codkooda ka dhiibteen xarunta dawlada hoose ee dalka Jabuuti , waxaana doorashadan lagu go,aamin doona cid noqon doonta duqa magaalada Jabuuti iyo degmooyinka kale ee dalka Jabuuti

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan