Alle Ha U Naxariistee Mujaahid Maxed C laahi Guribarwaaqo oo Ku Magac Dheeraa Funny Ayaa Ahaa Ragii Wakhtiga Ugu Badan Galiyey Sidii Qaranka Somaliland Dhinaca Astaamaha Ciidamada iyo Derejada Ciidankuba U Noqon Lahaayeen Ku u gaar ah Dawalada Somaliland, Waxaana Uu Ikhtiraacay Sancooyin Cusub iyo Dhisaayno Aad Loo jeclaystay islamarkaana Anfacay Qaranka Somaliland.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barnaamijkan Kooban Oo Kuu Iftiiminaya Shaqsiyada Mujaahidkaasi.