Daawo- Barnaamij Documentry Ah Taariikh Nololeedkii Mujaahidkii Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Derejada Ciimada Somaliland Iyo Astaamahooda.

Alle Ha U Naxariistee Mujaahid  Maxed C laahi Guribarwaaqo oo Ku Magac Dheeraa Funny   Ayaa Ahaa Ragii Wakhtiga Ugu Badan Galiyey Sidii Qaranka Somaliland Dhinaca Astaamaha Ciidamada iyo Derejada Ciidankuba U Noqon Lahaayeen Ku u gaar ah  Dawalada Somaliland, Waxaana Uu Ikhtiraacay Sancooyin Cusub iyo Dhisaayno Aad Loo jeclaystay islamarkaana Anfacay Qaranka Somaliland.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barnaamijkan Kooban Oo Kuu Iftiiminaya Shaqsiyada Mujaahidkaasi.