Daawo:– Gabadh-yar Oo Walaalkeed Soo Bad-baadisay Ka-dib Markii Hooyadeed Gaajo Iyo Haraad U Dhimatay

Maymuun Nuur Axmed oo ah gabadh yar oo sagaal sano jira oo ka timid degmada Waajid ee gobolka Bakool, islamarkaana hooyadeed ay ku geeriyootay abaaraha daran ee dad iyo xoolaba naafeeyay, iyada oo Aabaheedna hore u geeriyooday.

Hadaba Maymuun ayaa soo qaaday wiil yar oo ay hooyadeed dhashay, waxaanay gabadhan yari soo gadhay xero ku taal gudaha magaalada Muqdisho, ee xarunta dalka Soomaaliya.

Waxaana goobtaas kula kulmey wariye ka tirsan Hctv. hadda kadibna waxa ay cidii daneneysa si toos ah ugu fududaynaya qof kasta oo doonaya inuu Gabadhaasi caawiyo, Wuxuu Kala Xidhiidhi Karaa 00252615089446.

 

Sawirka:- GabadhiiYareyd Ee HooyadeedGaajadaIyoHaraadkaUguDhimatayJidkii Ay Soo LugeynayeenMaymuunNuurAxmed

Halkan Ka Daawo