Gabiley(GNN) Muuse Cabdilaahi Nuur(Muuse Suweyn),oo ah Gudoomiye Kuxigeenka Sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani kana tirsan Xubnaha Gudida Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbigaasi ayaa Maalintii Labaad Ku Xidhan xabsiga Gabiley kadib, markii ay xadhigiisa usoo guuseen koox odoyaal ah oo katirsan Xisbiga Kulmiye Maamulka Gobolka Gabiley iyo Qeybta Ciidanka Booliska Gabiley
Gabiley.net
Office Gabilley