Mashaa Allah Roob Wayn oo Ah Roobabka loo yaqaan Caana Da’ay Ayaa Ka Da’ay Magaalada Gabiley iyo Deeganada ku xeersan

Gabiley(GNN) Mashaa Allah Roob aan lahayn Duufaano iyo Dabaylo toona, isla markaana ahaa Roobabka loo yaqaano Caana Da’ay Ayaa Ka Da’ay Magaalada Gabiley iyo Deegaano Ku Xeersan
Gabiley.net
Gabiley Office
Cabdirisaaq Axmed Hayaan (ilkacase)