Hargeysa(GNN)-Golaha Abwaanada Somaliland oo maanta kulan iskugu yimi magaalada Hargeysa ayaa waxay war-saxaafadeed kasoo saaray muddo kordhinta golaha guurtidu u sameeyeen xukuumadda madaxwayne Siilaanyo iyo waliba kulamo kala duwan oo ay la qaataan masuuliyiinta laamo kala duwan oo xukuumadda ah oo ay kulamo la qaateen.