Halkan ka Akhri Raysal Wasaaraha Somaliya oo Magacaabay Golaha Wasiirada Xukuumadiisa iyo Magacyada

Hoos Ka Akhri Raysal Wasaaraha Somaliya oo Magacaabay Golaha Wasiirada ee Xukuumadiisa iyo Magacyada

 

  1. Raysalwasaare ku xigeen: Mahdi Axmed Guuleed (Khadar)
  2. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Amb: Yusuf Garaad Cumar Maxamed
  3. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Cabdi Faarax Siciid (Juxaa)
  4. WasiirkaWasaaradda Maaliyadda: Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle Ducaale
  5. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga: Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi
  6. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta Sare Cabdiraxmaan Daahir Cismaan
  7. WasiirkaWasaaradda arrimaha dastuurka: Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil
  8. Wasiirka Wasaaradda Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha: Jamaaal Maxamed Xasan
  9. Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo gadiidka cirka iyo dhulka Maryan Aweys Jaamac
  10. Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Inj. Cabdi Canshuur Xasan
  11. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xil. Sheekhnuur Maxamed Xassan
  12. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Khadro Axmed Ducaale
  13. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo dib u dhiska Xil. Cabbaas Sheekh Cabdullaahi Siraaji
  14. Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka. Deeqa Yaasiin Xaaji Yusuf
  15. Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xil. Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed
  16. Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Maxamed Islow Abuukar Ducaale
  17. Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xil. Siciid Xuseen Ciid
  18. Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada: Drs. Fawsiya Abiikar Nuur
  19. Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
  20. Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga: Xil. Khadiijo Maxamed Diiriye
  21. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo hanuuninta Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow)
  22. Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda: Avv Xasan Xuseen Xaaji
  23. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Saalax Axmed Jaamac
  24. Wasiirka Wasaaradda Konrontada iyo Biyaha: Saalim Caliyow Ibrow
  25. Wasiirka Gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka Dr. Maryan Qaasim
  26. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta. Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali

Wasiiru Dowlayaal

  1. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada: Cabdulqaadir Macalin Nuur
  2. Wasiiru Dowlha Xafiiska raysalwasaaraha: Cabdulaahi Caamud
  3. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda ganacsiga iyo Wershadaha: Cabdicasiis Laftagreen
  4. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda: Cabdulqaadir Baqdaadi
  5. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim
  6. Wasiiru Dowlaha Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah: Cabdulqaadir Axmed Kheyre
  7. Wasiiru Dowlaha Ganacsiga iyo Wershadaha Cabdicasiis Laftagareen
  8. Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha Xasan Macalin Xuseen
  9. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha Cabdullaahi Faarax Weheliye
  10. Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga: Maxamed Cali Xagaa
  11. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka cirka iyo Dhulka Cabdiraxmaan Kulmiye
  12. Wasiiru Dowlaha Waxbarashada iyo tacliinta sare: Cabdiraxmaan Jaabiri
  13. Wasiiru Dowlaha Qorsheynta Cabdalla Xaaji cabdi
  14. Wasiiru Dowlaha Hawlaha Guud: Axmed Cabdi kaariye
  15. Wasiiru Dowlaha Boostada iyo isgaarsiinta Cabdullaahi Bile Nuur