Halkan Ka Daawo- Door Intee Leeg Ayey Shirkada Dahabshiil Ku leedahay Samato Bixinta Bulshada Somaalida Ee Abaartu Saameysay.

Agaasimaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Ducaale Oo Warbixintan Siiyey Idaacada Afka Soomaliga ee bbcda ayaa ka waramay door ay shirkadaha gaarka loo leeyahay ka qaataan samato bixinta Abaaraha Ku Habsaday Dhulka Somaalida,Waxaanu Sheegay In Ka Shirkad ahaan Dahabshiil Group ay lacag gaadhaysa Hal Milyan Oo Dollar Inay Ku Bixiyeen Caawimada Ahaaraha Bulshada Saameynta Baaxada leh Ku Yeeshay, imikana ay Shirkada Dahabshiil Bixinayso Lacag Dhan Saddex Boqol oo Kun Dollar oo lagu caawiyo dadka abaaraysan, sidoo waxan uu ku wargeliyey in shirkada dahabshiil aaney wax khimad ah ka qaadi doonin dadka qurbe joogta ah ee lacaga u diraya gudida abaaraha kagagana qayb-qaadanaya.

 

Xigasho BBC Somali.