Khilaaf Ka Dhex Qarxay Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Heer Gobol Iyo Heer Dagmo Ee Gabiley

Gabiley (GNN) Khilaaf Ka Dhex Qarxay Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Heer Gobol Iyo Heer Dagmo Ee Gabiley Sida Aanu Ku Helayno Warar Xog Ogaal Ah Oo Ay Nosoo Gudbiyeen Mid Kamid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Gabiley

Masuulkasi Oo Ka Cudur Daartay In Magiciisa La Xuso Ayaa Sheegay In Khilaafkii Ugu Adkaa Uu Wakhtigani Ka Dhex Qarxay Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Heer Gobol Iyo Heer Dagmo Khillaafkasi Oo Sida Uu Sheegay Salka Ku Haya Wada Shaqayn La aan Soo Wajahday Masuuliyiinyta Gobolka Iyo Dagmada

Waxanu Xusay In Khilaafku Ka Bilaabmay Markii Uu Sida La sheegay Uu Maamulka Dagmadu Codsaday In La Furo Xafiiska Dagmada Ee Rugta U Noqon Lahaa Maamulka Heer Dagmo Ee Xisbiga Kulmiye Taasina Uu Ka Warwareegay Mudo Badan Maamulka Heer Gobol Ee Xisbiga Kulmiye
Waxana Arinkaasi Sabab U Noqday In Khilaaf Soo Kala Dhex Galo Masuuliyiintani Kulmiye Ee Gabiley
Waxanu Intaasi Ku Daray Masuulkasi In Hadii Sida Ugu Dhakhsaha Badan Lasoo Fara galinwayo Ay Ka Dhalankarto Burbur Iyo Kala Jab Soo Waajaha Masuuliyiintasi Kulmiye Ee Gabiley

La soo wararka Dambe ee ka soo kordha arimahaasi …..

Gabiley.net

Office Gabiley