Roobab loogu qabawsaday ayaa ka da’ay Gabiley Iyo Nawaaxigeeda + Sawiro

Gabiley(GNN) Roobab loogu qabawsaday ayaa maanta ka da’ay Gobolka Gabiley Iyo Nawaaxigeeda , roobabkan oo ah bilawgii Gu’ga ayaa waxa ay yihiin raxmad Eebe oo si wayn loogu baahi qabay, ayaa lagu qabawsaday oo ay dadka iyo duunyaduba ku diirsadeen.

 

Gabiley.net

Gabiley Office

Exit mobile version