Sida ugu habboon eed u caawin karto dadkeenna abaartu ay waxyeelaysay

Gudida Abaaraha ee heer Qaran – Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland iyo dadka ku hawlan taageerada dadkeenna abaartu ay waxyeelaysay waxaa laysku raacay sida ugu muhiimsan een dadkeennaa dhibaataysan u caawin karnaa inay tahay iyadoo qof waloo reer Somaliland oo awoodi karaa uu kafaalad qaado nolosha hal Qoys 2da bilood ee ka hadhay Jiilaalka, bixiyo $60 bishii. Waa deeqsinimo – waa sharaf – waa sadaqaq haddaad maanta caawiso Qoys reer Somaliland oo gaajo iyo darxumo haysato.  60 doolar wuxuu ku filan yahay nolosha Qoys dhan bishii.  Wuxuu u goynayaa raashin dhan, oo ah

  1. Haaf Bariisa – 25kg
    2. Haaf Sonkora – 25kg
    3. Haaf Daqiiqa – 25kg
    4. Haaf box Baasto – 5kg
    5. Tamaad box – 25 xabo
    6. Shaah – 1kg
    7. Saliid – 3 litir
    8. Timir – 2kg

Halkan ka akhriso faahfaahin dheeraada – wixii Tabaruca waxaad toos ugu diri kartaa Gudida Abaaraha ee heer Qaran – ama nagoo ah Somalilanders is-diray si aan u caawino dadkeenna baahan – waxaad igala soo xidhiidhi kartaa Facebook Ahmed Kadleye – emailkan Ahmed-kadleye@live.co.uk ama 252633291866 Hargeysa, Somaliland – wixii tabarucaa waxaad kusoo hagaajin kartaa Dahabshiil Account No.HRGD6783 ama ZAAD 0633291866 – magucu waa Mohamed Mohamoud Mohamed – Tele: 252633291866. Jasaa’akuma Allaah.

error: Content is protected !!