Hargeisa(GNN):-Roobabkii Guga ayaa waxaa ay ka curteen deegano kala duwan oo ka tirsan dhulka
Somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyey ay ka jireen abaaro aad u xoogani
Deeganadan oo roobku ka curtey ayaa waxaa ka mid Galbeedka Magaalada Borama , Hargeysa oo uu maanta duhurkii ka curtey iyo Buuro leyda gobalka Sanaag .
Dhamaan Deeganadaasi uu roobku ka curtey ayaa waxaa dadka ku nooli aaad ugu qabowsadeen raxmaadka Eebe SWT
Waxaana ay roobabkani ay imanayaan xili ay bulshada Reer Somaliland ay ku dhufteen abaarihii ugu cusla taas Oo Inta Badan Sababtay In Ay Ku lee’daan Xoolihii Noolaa Iyo Bulshada Oo Wayday Dhuunigii La Cunayey Iyo Biyihii Lagu Noolaa.
Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network