Xidhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo Qarax Lagu Dilay iyo 

Cabdiqaadir Cali Faarax bootaan oo ka mid ahaa Barlamaanka Maamulka Puntlad ayaa ku dhintay miino lagu xidhay gaadhigiisa oo yaallay agagaarka Hotel Clasika ee Magalada Gaalkacyo.

Xildhibaanka ayaa qaraxu  ku dhacay xilli uu marayay inta u dhaxeysa xarunta caafimaadka ee modren iyo hotelka Calasika ee Maglada Galkacyo waxaana sidoo kale wararka ka imaanaya Gaalkacyo ay sheegayaan in qaar ka mid ah ilaladiisa uu dhaawac uu soo gaaray