Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Balaadhinta ee Xumbo Weyne + Sawiro

Halkan Ka Daawo  Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Balaadhinta Xumbo Weyne, Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ay wehelinayaan wefti balaadhan ayaa ka qaybgalay xaflad loo qabtay furitaanka Biyo Xidheenka Xumbo weyne oo maanta lagu qabtay Laas-deero.

 

Exit mobile version