Daawo:-Shirkada IHSAN AUDITING & SULTING FIRM Oo Tababar U Furay Qaarka Mid ah Ganacsatada Dalka Iyo Wasiirul Dawlaha Wasaarada Ganacsiga Oo ka Hadlay.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha shirkada Ihsan Auditing & Sulting firm Cabdirasaaq Sheekh Cali Askar ayaa ka war bixiyay ujeedada ay ganacsatada somaliland ugu qabteen tababarkan  oo maanta a furmay magaalada hargaysa gaar ahaan huteelka Safaari,

Sidoo kale waxaa iyana furitaankii ka hadlay masuul ka socday wasaarada ganacsiga iyo xubno kale oo kamida haayadii iyadu taageeraysay aqoonsi waydaarsigan.