Dalka Ruushka Oo Dhaqaajiyey Markabka Ugu Weyn Dunida Ee Gantaalaha Xanbaaara Oo Uu Isagu Leeyahay Iyo Dekada Uu

Dalka Ruushka ayaa waxaa uu dhaqaajiyey Markabka dagaalka Varyag loogu
yeedho oo ah ka ugu wayn dunida isla markaana uu isagu sameeyo
Markabkan ayaa waxaa uu hada gaadhay caasimadda dalka Filibiin ee Manila, halkaas oo sida la sheegay uu safar saaxiibtinimo oo afar maalmood ah ku joogi doono.

Waxaana Markabkan uu Ruushku Sameeyo ee Varyag uu yahay markabka gantaalaha xambaara ee ugu wayn dunida, waxaana ku rakiban boqol gantaal oo noocyo kala duwan ah, kuwaas oo isugu jira, difaac iyo duqayn labadaba