Deg Deg :- Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Urur Diimeed Hargeysa Lagaga Dhawaaqey + [Muuqaal ] cabdikhaaliq diiriye

Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland Axmed Faarax Cadare ayaa
waxaa uu ka hadley warar sheegaya in uu urur diimeed lagaga dhawaaqey magaalada Hargeysa .

Wasiirka ayaa waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay in macalimiin kuliyada shareecada ka dhiga Jaamacada Hargeysa ay urur diimeed ku dhawaqeen , balse waxaa uu sheegay in dadka urur diimedka ku dhawaaqey ay yahiin qaar xamar jooga

Sidoo kale wasiir Cadare ayaa waxaa uu ka hadley budhcad badeed ay dhawaan xukuummada Somaliland xabsiga ka sii deysay ka dib markii ay xukunkoodii dhameysteen