Hargeisa(GNN):- Ganacsade Cali Cumar Guuleed Oo la Hadlay Warbaahinta Kala Duwan Ayaa Si Faahfaahsan Uga Hadlay hadalada Sheegaya Ee Madaxweynaha Lagu Eedaynayo In Ay Dayaceen In Ay Wax u Qabtaan Muj Suxufi Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa Cusbitaalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa Islamarkaana Waxa uu Sheegay In Isaga Iyo Shaqsi Kasta Oo Kamid Ah Qaranka Somaliland Oo Tixgalin Ka Mudan In La Garab Istaago Oo Laga War-hayo Xaalad Kasta Oo Ku Sugan Yahay. Waxaan Hadalkiisii Kamid Ahaa Sidan.