Guud Ahaan Gobalada Iyo Degmooyinka Somaliland Oo Saaka Laga Tukanaayo Salaad Roob Doon Ah

Hargeysa(GNN) Guud ahaan gobalada iyo degmooyinka Somaliland ayaa waxaa  saaka laga tukanayaa salaad roob doon ah ka dib markii roobabkii guga oo xiligoodii la joogey aaney wali si fiican u di,in oo abaarii ka jirto deegano badan oo ka tirsan Somaliland. Salaadan roob doonta ayaa waxaa dhawaan iclaamisey wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland waxaana la filayaa in masuulyiin ka tirsan xukuumadu ay shacbiga kala qeyb galaan tukashada salaadan.Ma maha arkii ugu horeysay ee saalad roob doon ah laga tukado guud ahaan deeganada Somaliland intii ay jirtey abaartani.

Gabiley.NET

Exit mobile version