Maareeyaha Shirkada Dahab-Shiil Oo Ka Warbixiyey Qaabka Ay Uga Qayb Qaateen Gurmadka Dadka Abaaruhu Caydheeyeen Iyo Kulamo Uu

Maareeyaha Shirkada Dahab-Shiil Oo Ka Warbixiyey Qaabka Ay Uga Qayb Qaateen Gurmadka Dadka Abaaruhu Caydheeyeen Iyo Kulamo Uu La Yeeshay Madaxda Dalka Britain
Hargeysa(GNN)April.4,2017-Maareeyaha shirkada Dahab-Shiil Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa ka warbixiyey kaalinta ay ka shirkad ahaan ka qayb qaateen gurmadka iyo taakulaynta dadka ay abaaruhu caydheeyeen iyo waliba kulamo uu la qaatay masuuliyiin ka tirsan dawlada Britain.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka