Maayarka Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi Ayaa Dhambaal Tacsi Ah U Dirayaa Badhasaab KuXigeenka Gabiley Cali Case Oo Hooyadii maanta Geeriyootay

Gabiley{GNN}Inaali laahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi Oo Ku Hadlaya Afkiisa Iyo Ka Golaha Deegaanka Waxa Uu Tacsi Tiiraanyo Leh Badhasaabka Kuxigeenka Gabiley Cali Case Oo Hooyadii Maanta Geeriyootay
Dhambaalkani Ayaa La Soo Gaadhsiiyay Xafiiska War Qabadka Shabakada Gabileynews.net  Ee Magaalada Gabiley

Marxuumadana waxaan Ilaahay Uga Baryaynaa Inuu Janatul Fardaws Ka waraabiyo

Aamiin………….Aamiin…………….Aamiin