Musharax Muuse Biixi Oo Magacaabay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

                              Ref. No: XK/XGX/0042253/2017                                                                                                                April 15th, 2017

Ku: Kaltuun Haaruun Maxamed                       = Gabiley =

Og: Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee Gobolka Gabiley = Gabiley =

                                                           

Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE             = Hargiesa =

Ujeeddo: Magacaabista Guddoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga KULMIYE  ee Gobolka Gabiley.

Kadib markii aan arka muhiimadda dhismaha Garabka Haweenka Gobolka Gabiley ee xisbiga KULMIYE u leeyahay abaabulka haweenka xisbiga, waxa maanta oo ay bishu tahay April 15th, 2017 loo magacaabay xubinta hoos ku qoran in ay

noqoto Guddoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Gabiley.

– Kaltuun Haaruun Maxamed – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha  Garabka Haweenka Gobolka Gabiley ee xisbiga KULMIYE.

Waxa aan u rajaynayaa marwadda magaceedu kor ku xusan yahay in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda ka dhalanaysa xilkeeda heer Gobol ee xisbiga KULMIYE.

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Gabiley.net

Office Gabiley