Shaqaalaha Xafiiska Afhayeenka iyo Warbaahinta Madaxtooyadda JSL waxay hambalyo u dirayaan Naasir Yuusuf Daahir oo loo Magacaabay Shaqo Cusub.

Mudane Agaasime ilaahay xilkaasi hakuu fududeeyo waxaana aan

Shaqaalaha Xafiiska Afhayeenka iyo Warbaahinta Madaxtooyadda JSL waxay hambalyo u dirayaan Naasir Yuusuf Daahir oo loo Magacaabay  Agaasimaha Waaxda Saxaafadda ee Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland.

 

Maxamed Cilmi Xasan (Shiine)

Cabdilaahi Cali Suudi

Maxamed Amiin Cabdi Xasan (Shaadiro)

Saddaam Maxamed Axmed

Ibraahim Cabdiraxmaan Qaasim

Abokor Axmed Cigaal

Ridwaan Caydiid Ismaaciil(Akiid)

Cabdnaan Axmed Cali

Xuseen Cabdo Cabdalla

Cabdikariim Xuseen Warsame (Maloosh)

Cabdishakuur Maxamuud Gahayr

Xasan Axmed Ibraahim
Dhammaan Shaqaalaha Xafiiska Afhayeenka  iyo Warbahinta Madaxtooyaddu Waxay Hambalyo u dirayaan Naasir Yuusuf Daahir (Naska) oo  loo magacaabay Agaasimaah Waaxda Saxaafada Madaxtooyadda JSL, Shaqaalaha Xafiiska Afhayeenka waxay soo dhaweynayaan  islamarkaana ay hambalyo , gobaadin iyo ducaba isugu darayaan  Xoghayihii hore ee Xafiiska Afhayeenka iyo Warbaahinta Madaxtooyadda Naasir

Yuusuf Daahir oo hada loo magaacay inuu noqdo Agaasimaah Waaxda Saxaafadda Madaxtooyadda JSL.

Mudane Agaasime ilaahay xilkaasi hakuu fududeeyo waxaana aan ku balan qaadanaynaa inaan si masuuliyad iyo xilkasnimo leh kuula shaqaynayno.