Taliyaha Cusub Ee Loo Soo Magacaabey Gobalka Sanaag Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo

Hargeisa(GNN):- Waxaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag maanta si diiran loogu

soo dhaweeyey taliyaha cusub ee dhawaan loo soo magacaabey Ciidamada Booliska gobalaasi Ganaashale Sare Axmed Siciid Maxamed Shirdoon

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Exit mobile version