Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadley Dagaal Ka Dhacay Gobalka Sool Muuqaal.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadley Dagaal Ka Dhacay Gobalka Sool.
Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon
ayaa waxaa uu ka hadley dagaal dhawaan gobalka Sool ku dhex maray laba beelood oo walaalo ah
Wasiirka oo ku sugan magaalada Laascanood ayaa waxaa uu sheegay in ay xukuumad wado sidii dagaalkaasi loo joojin lahaa isla markaana looga gaadho xal kama danbeys ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan