xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu soo bandhigay werwar xoogan oo uu
ka qabo in ay doorashadu xiligeedii qabsoonto , maadama oo ay sheegen in aaney xukuumadu ilaa xiligaas aaney bixin lacag 1 Million ah oo lagu qaban lahaa qeybinta kaadhadhka cod bixiyaasha