Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Aragtida Werwar Xoogan Oo Ay Ka Qabaan Qabsoomida Doorashada.

xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu soo bandhigay werwar xoogan oo uu

ka qabo in ay doorashadu xiligeedii qabsoonto , maadama oo ay sheegen in aaney xukuumadu ilaa xiligaas aaney bixin lacag 1 Million ah oo lagu qaban lahaa qeybinta kaadhadhka cod bixiyaasha

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992