Daawo-Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Sifaahfaahsan Uga Hadlay Hawlgalo Baadhitaan Oo Ay Sameynayaan.

“Ma Jiridoonto In Xafiis Kasta Oo kamid Ah Laamaha dawlada Somaliland in Uu Ka Dhaco Xatooyo Ama Musuq Maasuq”.

Hargeisa(GNN):-Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Mudane Maxamuud Aw Cabdi ibraahim Oo Maanta La Hadlayey Telefishanka Bulshto Tv Ayaa Ka Hadlay Kulankii Madaxweynaha Somaliland Ay La Yeesheen Iyo Awaamiirta Uu Ku Faray oo Ay Sidiisii u Fulinayaan,

Waxaana Sidoo kale Isaguna Fariin u Diray Bulshada Agaasime Cali Sheekh maxamed Axmed Waxaana Shacabka Somliland Isagoo Ka codsaday in la Dhiirigaliyo Ilaalinta Hantida Qaranka Sidaa Darteeda Dabagal Qotodheer lagu Sameyn Doono xafiis Kasta Oo Kamid Ah laamaha dawlada Somaliland.

Halkan Ka Daawo Faahfaahinta Warkan.