Daawo-Muuqaal Laga Diyaariyey Cabashada Muwaadin Reer Somaliland Ah Oo Shaqadii Uu Ku Guuleystay Laga Musuqay.

Hargeisa(GNN):- Muwaadinkan Oo Kamida Dhalinyarta Aqoonyahanka Ah ee Dalka Somaliland Ayaa Tartan U galay Sida Uu Sheegay Boosas Jagooyin Shaqo oo Ka Banaanaday Dawlada Somaliland Kuwaas oo Isaga iyo Xubno kale Ku Guuleysteen Shaqadii Ay Imtixaanka u galeen. Guushaasi Kadib Hadaba Maxaa Dhacay Daawo Muuqaalkan Kooban oo Bulshada Intii Daawatay Fajac Iyo Amakaag Ku Abuurtay.

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network