Daawo-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadley Halka Ay Mareyso Nabadeynta Beelaha Wada Dega Koonfurta Gobalka Sool

Sool(GNN):-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faraoon oo ku sugan Magaalada Laascanood waxaa uu ka Hadley halka ay mareyso nabadeynta laba beelood oo wada dega koonfurta Gobalka Sool

Wasiirka ayaa sheegay in arintaasi ay mareyso halkii ugu fiicneed isla markaana lagu dhaw dhaw yahay wakhtigii wax la kala xukumi lahaa

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan