DAAWO:Qaybo kamida Nidaamkii Somaliya Ka Talinjiray gumaadkii uu Ugaystay shacabka Somaliland.

Waa muuqal mujineyaa sida ay ahayd magalaada HARGEISA sanadki 1991, waxana ay tahay muuqal tariikhi ah oo mantaa wax taar weyne uu tahay dhalintaa mantaa ku nool gudaha iyo dibada Somaliland.

Gabiley.Net (GNN)