Wasiiru dawlaha wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Shiinaha u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya ayaa manata socdaal ku tagey magaalada Berbera iyaga oo kormeeray qaybo kamid ah dekeda magaalada Berbrera isla markaana kulan la qaatay masuuliyiinta dekeda magaalada Berbera.