DAAWO:Xisbiga WADDANI Oo Tartan Ciyaareed Ku Maamuusay Laba Xubnood Oo Xisbiga Ka Xidhan
Xisbiga WADDANI ayaa magaalada Hargeysa ka furey tartan ciyaareed loo qabtay laba Sarkaal oo ka tirsan xisbiga WADDANI oo muddo Bil iyo Dheeraad ah ku xidhan magaalada Hargeysa.