Hargeisa(GNN):-DED DEG:- Suxufi Coldoon Oo Hadda Jeelka Hargeysa Laga Sii Daayey Ka Dib Cafiskii Madaxweynaha Ee Maanat
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ayaa Cafis U Fidayay Suxufi Samafale Abdimaalig Muuse Coldoon Oo Lagu Xukumay Muddo Laba Sanno Ah, kaas oo Oo Lagu Eedayay Inuu Ku Kacay Falal Ku Lid Ah Qaranka Somaliland Ayaa Ex Wasiir Geel Jire Oo Saaka Bogiisa Facbook Ku Leeyahay Ku Faafiyay Waraaqdii Lagu Cafiyay Abdi Maalig Muuse Coldoon