Hargeysa(GNN)-Maxkamadda gobolka Maroodijeex Hargeysa ayaa goordhawayd go’aan iyo xukuno kasoo saartay dacwad loo haystay Laba Sarkaal oo xisbiga WADDANI ka tirsan oo mudooyinkii u danbeeyey ku xidhnaa magaalada Hargeysa
Maxkamadda ayaa waxa markii ay soo saartay go’aanada markiiba ay xeer ilaalintu Racfaan ka qaadatay xukunka Maxamed Sidiiq Dhamme oo ay maxkamaddu amartay in lasii daayo,waxaana labadii sarkaalba dib loogu celiyey xabsigii ay ku jireen.